Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan
waxaad halkaan kala socon kartaan wararka iyo barnaamijyada ka baxa idaacada Islaamiga ah ee Alfurqaan.
Maanta waa Khamiis,Taariikhda hijriguna Waxay ku beegan tahay 26-08-1442, oo waafaqsan 08-04-2021, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.