Dhegeyso:- Alshabaab oo ka hadashay dagaalo khasaare lagu gaarsiiyay Dowladda Federaalka ah.

Sh.Abuu Muscab Oo la hadlaya Warbaahinta.

Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin ka bixisay Dagaaladii ka dhacay Gobalka Shabeelaha hoose ee lala beegsaday Ciidamada Dowladda Federaalka ah.

Sheekh Cabdi-caziiz Abuu Muscab oo ah Afhhayeenka dhanka Ciidamada ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa sheegaya in dagaalada ay ku dileen 67 askeri oo ka tirsan Dowladda Federaalka ah.

wuxuu intaa ku daray in dagaalada ay ku ku furteen Gaadiid dagaal iyo hub intaba.

Halkaan ka Dhegeyso Sheekh Abuu Muscab

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.