Dhegeyso Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 13-09-1442 oo waafaqsan 24-04-2021 Dhuuxa waxaa caawa soo jeedinaya Maxamed Cali Aadan.