Dhegeyso Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 14-09-1442 oo waafaqsan 25-04-2021 Dhuuxa waxaa caawa soo jeedinaya Maxamed Cali Aadan.
Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada 25-04-2021.