Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan
Waxaad halkaan kala socon kartaan wararka iyo barnaamijyada ka baxa idaacada islaamiga ah ee Alfurqaan.
Maanta waa Arbaco,Taariikhda hijriguna Waxay ku beegan tahay 09-09-1442, oo waafaqsan 21-04-2021, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Abuu Bakar Ibraahim.