Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan
Waxaad halkaan kala socon kartaan wararka iyo barnaamijyada ka baxa idaacada islaamiga ah ee Alfurqaan.
Maanta waa Sabti,Taariikhda hijriguna Waxay ku beegan tahay 12-09-1442, oo waafaqsan 24-04-2021,Warka Duhurnino waxaa soo jeedinaya Maxamed Cali Aadan.