Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan
Waxaad halkaan kala socon kartaan wararka iyo barnaamijyada ka baxa idaacada islaamiga ah ee Alfurqaan.
Maanta waa Isniin,Taariikhda hijriguna Waxay ku beegan tahay 23-08-1442, oo waafaqsan 05-04-2021, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali