Dhegeyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan
waxaad halkaan kala socon kartaan wararka iyo barnaamijyada ka baxa idaacada Islaamiga ah ee Alfurqaan.
Maanta waa Isniin,Taariikhda hijriguna Waxay ku beegan tahay 23-08-1442, oo waafaqsan 05-04-2021, Warka Subax waxaa halkana ak soo jeedinaya Cabdullaahi soomaali