NADWO: Waa Cadow ee Ka Digtoonaada ! Sheekh Jaamac Cabdi Salaam.
Sheekh Jaamac Cabdi Salaam Warsame oo kamid ah culimada diinta Islaamka ee Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan ayaa dhawaan qabtay nadwo cilmiyeed muhiim ah oo uu halkudhigeedu ahaa ” Waa Cadow ee ka digtoonaada”.
Nadwadan waxaa uu sheekhu kaga hadlay Yahuudda, Nasaarada, Cilmaaniyiinta, Shiicada iyo Suufida, waana muxadaaraad qayyim ah oo ay bulshada Soomaaliyeed tahay iney ka faa’ideystaan.