Sideen Usoo Dhaweyneynaa Bisha Ramadaan (02) Sheekh Cabdul Ilaah.
Maalmo qur ah ayaa naga harsan bisha barakeysan ee Ramadaan, iyadoo muslimiinta ay isku diyaarinayaan gudashada waajibkan uu Allaah na dul saaray.
Idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa billowday baahinta kalimaad ka hadlaya soo dhaweynta Ramadaan oo uu jeedinayo Sheekh Cabdul Ilaah.