Sideen Usoo Dhaweyneynaa Bisha Ramadaan (06) Sheekh Cabdul Ilaah.

Saacado qur ah ayaa inooga harsan bisha barakeysan ee Ramadaan, iyadoo muslimiinta ay isku diyaarinayaan gudashada waajibkan uu Allaah na dul saaray.

Idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa billowday baahinta kalimaad ka hadlaya soo dhaweynta Ramadaan oo uu jeedinayo Sheekh Cabdul Ilaah.

Halkaan Ka Dhageyso Sideen Usoo dhaweyneynaa Ramadaan (06)

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.