12 Arday Oo Dhameysay Qur’aanka Kariimka Oo Xaflad Loogu Dhigay Kuunya Barrow. (Sawirro)

Mu’assasada Jiilul Khilaafa oo ah madaraso islaami ah oo leh xadaano lagu xanaaneeyo caruurta ayaa munaasabd ballaaran oo lagu maamusayay ardey dhameysay Quraanka kariimka waxay ku qabatay xarunta mu’assasada ee Kuunya Barrow.

12-ka Arday ayaa 9 kamid ah waxay ahaayeen gabdho, waxaana munaasabadda kasoo qeybgalay marti sharaf kala duwan.

Halkan ka dhagayso Warbixin 12-ka Arday ee ka qelin jebisay Mu’assasada Jiilul Khilaafa

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.