Al-Shabaab oo Bayaan Kasoo Saaray Gumaadka Ay Yahuudu Ka Wado Qaza.

Mu’asasada Al Kataa’ib ayaa baahisay bayaan kasoo baxay hoggaanka Xarakada kaasi oo looga hadlay xasuuqa ay ciidamada Yahuuddu ka wadaan magaalada Qaza.

Al Shabaab ayaa dhaleecaysay duqeymaha cadowtooyo ee Yahuuddu ay ku hayaan shacabka rayidka ah ee ku dhaqan jiidda Qaza.

Bayaanka ayaa lagu sheegay in ‘Mujaahidiinta Soomaaliya’ ay garab taaganyihiin walaalahooda Falasdiin kuwaas oo halganka kula jira cadowga Sahyuuniga ah.

Halkan Ka Degso Bayaanka oo Carabi Ah

Halkan Ka Degso Bayaanka oo Engilish ah

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.