Banaanbax Lagu Taageerayo Muslimiinta Filastiin Oo Ka dhacay Kuunya Barrow. (Sawirro)
Deegaanka Kuunya Barrow ee gobolka Shabeellaha Hoose waxaa ka dhacay banaanbax ballaaran oo lagu taageerayo muslimiinta reer Filastiin.
Banaanbaxa waxaa kasoo qeybgalay qeybaha kala duwan ee bulshada, waxaana ugu badnaa caruurta waxkabarta madaarista islaamiga ah ee ka furan deegaanka Kuunya Barrow.
Halkan ka dhagayso Warbixin ku aadan banaanbaxa lagu taageerayo Muslimiinta Filastiin.