Dhagayso Warka Barqanimo Ee Ciida 1442 Hijriyada.
Dhagaystayaal waxaan idiin leenahay ciid wanaagsan meel kasta oo aad naga maqashaan.
Waxaan qeybta hoose idinkugu soo gudbin doonaa warka barqanimo ee ciida waxaana soo jeedinaya Maxamed Cali ee hoos ka dhagayso.