Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Lagu Soo Qaatay Mowduuc Muhiim Ah.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Diiradda Jimcaha waxaa maanta lagu falanqeeyay hadallo kasoo baxay mas’uuliyiin ka tirsan DF oo qeexay ujeedada ay u dagaalamayso Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, waxaana marti ku ahaa aqoonyahanno ku kala sugan dalka iyo dibadda.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 28-15-2020

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.