Dhageyso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta 03-10-1442

Dhageystayaasha iyo akhrisstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maantana waa Jimco, Taariikhda hijriguna Waxay ku beegan tahay 03-10-1442 oo waafaqsan 14-05-2021, Barnaamijka tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinaya Mahad Cubayd.

Halkan ka dhagayso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta 03-10-1442.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.