Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Axad, taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 19-10-1442 oo waafaqsan 30-05-2021 Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Cali Adan.

Halkaan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo 30-05-2021.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.