Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan
Waxaad halkaan kala socon kartaan wararka iyo barnaamijyada ka baxa Idaacada islaamiga ah ee Alfurqaan.
Saaka waa Jimco waana 25-ka Ramadaan 1442 Hijriyada kuna beegan 07 05 2021 ku soo dhawaada Warka subaxnimo Waxaana soo jeedinaya Haashim Cabdinaasir.