Dhegeyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 19-10-1442 oo waafaqsan 29-05-2021 Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Maxamed Cali Aadan.
Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada 29-05-2021.