Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan
Waxaad halkaan kala socon kartaan wararka iyo barnaamijyada ka baxa Idaacada islaamiga ah ee Alfurqaan.
Maanta waa Sabti,taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 19-ka Ramadaan 1442 oo waafaqsan 01-05-2021 Warka Duhurnimo Waxaa soo jeedinaya Maxamed Cali Aadan.
Halkaan Ka Dhageyso War Duhurnimo 01-05-2021.