Dhegeyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan
Waxaad halkaan kala socon kartaan wararka iyo barnaamijyada ka baxa Idaacada islaamiga ah ee Alfurqaan.
Saaka waa Sabti waana 04 09 1442 Hijriyada kuna beegan 15 05 2021 ku soo dhawaada Warka subaxnimo Waxaana soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali