Diiradda Jimcaha: 46 Sano oo Kasoo Wareegatay 10 Culimo Ah oo Uu Maalin Qura Dilay Ina Siyaad Barre.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Diiradda Jimcaha waxaa maanta looga hadlay 46 sano oo kasoo wareegatay Culimadii uu Siyaad Barre ku laayay Muqdisho sannadkii 1975, waxaana barnaamijka ka qeyb galay culimo ay kamid yihiin qaar goob joog ahaa oo la xiray.

Halkan Ka Degso Barnaamijka Diiradda Jimcaha

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.