Dufco Ka Qelin Jebisay Machadka Qurdhuba ee Shabeellaha Hoose. (Sawirro)

Munaasabad aad u ballaaran ayaa ka dhacday deegaanka Kuunya Barrow ee gobolka Shabeellaha Hoose, munaasabadaas oo ay ku qalin jebinayeen arday wiilal iyo gabdho isugu jira.

Dufcada qalin jebineysa ayaa ahaa dad dhalinyaro ah, waxayna dhameysteen fatradii waxbarashada, iyagoo ka koobnaa 22 arday, 10 kamid ahna waa wiilal, halka 12 kalena ay yihiin gabdho.

Marti sharaf kala duwan oo isuga jira qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa kasoo qeybgalay xafladda, waxaana goobta laga jeediyay kalimaad kala duwan.

Halkan ka dhagayso Warbixin ku aadan Sida ay u dhacday Munaasabadda.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.