Fatrada Koowaad ee Waxbarashada Machadka Khadiija Binti Khuweylad Oo Lasoo Xiray. (Sawirro)

Deegaanka Kuunya Barrow ee gobolka Shabeellaha Hoose waxaa ka dhacay munaasabad ballaaran oo lagu soo xirayay fatrada koowaad ee waxbarashada machadka diyaarinta gabdhaha ducaadda ee Khadiija binti Khuweylad.

Odayaal dhaqan, Culimo iyo masuuliyiin katirsan maktabka dacwada ee wilaayada islaamiga ah ee Shabeellaha Hoose ayaa kasoo qeybgalay munaasabadda, taasoo abaal marinno lagu gudoonsiiyay ardeyda dadaalka badan.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.