Haaweney Koonfur Afrikaan ah Oo Dishey Nin Soomaali ah. (Dhagayso)

Wadanka Koonfur Africa waxaa ka dhacday arin la yaab leh, taasoo ku daba feeleysa tacadiyaadka xoogan ee ay la kulmayaan Soomaalida ku dhaqan wadankaas.

Cabdi Xakiin Xigis oo kamid ahaa dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool wadanka Koonfur Africa ayaa waxaa lagu dhex dilay gudaha hoyga uu ka deganaa magaalada Johanesberg ee wadanka Koonfur Africa.

Haweeneyda dilka geystay ayaa dilkeeda u adeegsatay qori, waxaana qabay wiilka Soomaaliga ah ee ay dishey.

Halkan ka dhagayso Dhacdo Naxdin badan: Haweeney dishey Ninkeeda oo Soomaali ah.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.