Jamaame oo Looga Ciiday Si Wanaagsan Sanadka 1442-da Hijriyada. (Sawirro)

Magaalada Jamaame ee wilaayada islaamiga ah ee Jubbooyinka ayaa kamid ah meelaha sida wanaagsan looga ciiday maanta, waxaana isugu soo baxay boqollaal ruux oo isuga jira qeybaha kala duwan ee bulshada.

Dadka yimid musallaha salaadda, waxaa wejiyadooda laga dareemayay farxad aad u ballaaran, iyagoona ku labisnaa dhar cusub.

Ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa la ciiday dadka muslimiinta ah, kuwaasoo lagu arkayay musallaha iyagoo tukanaya salaadda Ciida.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.