Labo Wiil Oo Wada Dhashey Oo ku dhintay Barkad ku taalla Maroodijeex. (Dhagayso)

Degmada Balimtaan ee gobolka Maroodijeex ee wuqooyi galbeed Soomaaliya ayaa waxaa ka dhacday dhacdo naxdin badan, kadib markii la helay meydadka labo wiil oo walaalo ah.

Wiilashan da’da yar ayaa meydkooda waxaa laga heley barkad ku taalla degmada Balimataan, waxaana muuqata iney ku dhinteen barkadda xilli ay dabaalanayeen.

Meydadka labada caruurta ah ee wada dhashey ayaa la geeyay isbitaal caafimaad oo ku yaala gudaha degmada, waxaana mudooyinkii dambe soo badanayay dhacdooyinkan argagaxa badan.

Halkan ka dhagayso Faafaahin ku aadan dhacdadan naxdinta leh.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.