Saakow iyo Sida Looga Ciiday Ciidul Fitriga 1442-da. (SAWIRRO)

Kumannaan dad ah ayaa isugu soo baxay Musalle weyn oo ku yaalla degmada Saakoow ee wilaayada islaamiga ah ee Jubooyinka kuwaas halkaas ku tukaday labada rukco ee salaadda Ciidul Fidriga.

Dadka reer Saakow ayaa ciidan ka duwanaa ciidihii hore iyadoona Musallaha uu buux dhaafiyay dadka taas oo muujinaysa tirada umadda maanta ku ciiday gudaha degmada.

Dadka ku ciiday maanta Saakow waxaa kamid ahaa kuwa aan waligood ku ciidin magaalo ay gacanta ku hayso xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab islamarkaana aan ku tukan goob musalla, waxayna si farxad leh maanta ula ciideen walaalahooda Muslimiinta ah.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.