Sawirro : Aadan Yabaal iyo Sida Looga Ciiday Ciidul Fitriga 1442-da.

Degmada Aadan Yabaal ee wilaayada islaamiga ah ee Shabeellaha Dhexe ayaa kamid ah goobaha sida wanaagsan looga ciiday maalinta koowaad ee ciidul Fitri Al-Mubaarak ee sanadka 1442-da hijriyada.

Dadweynaha degan degmada Aadan Yabaal oo ay horkacayaan xubno katirsan maamulka islaamiga ah iyo culimada diinta islaamka ayaa ku tuktay fagaare ku yaala degmada.

Dadka ayaa wejiyadooda waxaa laga dareemayay farxadda la xiriirta munaasabadda Ciidul Fitri Al-mubaarak.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.