Sidee Looga Ciiday Magaalada Galhareeri ee Galgaduud. (Sawirro)

Magaalada Galhareeri ee wilaayada islaamiga ah ee Galgaduud ayaa kamid ah goobaha maanta sida wanaagsan looga ciiday.

Boqollaal dadweyne ah oo isuga jira qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa isugu soo baxay musallaha weyn ee degmada Galhareeri.

Dadka musallaha yimid waxaa kamid ah odayaasha dhaqanka ee wilaayada islaamiga ah ee Galgaduud, waxaana dadka la arkayay kamid ah ugaaska beesha Mursade oo kamid ah beelaha Soomaaliyeed ugaas Daahir.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.