Video: Al Kataa’ib oo baahisay Farriin ku socota uHURU Kenyatta iyo Shacabkiisa.

Video cusub oo ay soo saartay mu’asasada Al Kataa’ib waxaa kasoo muuqanaya mid kamida askartii ciidanka Kenya ee lagu qabtay dagaalkii Ceel-Cadde ee dhacay sanaddii 2016.

Gerishon W. Wesike oo ah maxbuus gacanta ugu jira Al Shabaab ayaa farriimo udiraya Uhuru Kenyatta iyo shacabka Kenya wuxuuna soo gudbinayaa xaqiiqda dagaalka guuldarraystay ee Melleteriga Kenya ay uga jiraan Soomaaliya.

Halkan ka daawo Farriinta uu dirayo Maxbuuska Kenyaatiga ah MP4

 

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.