Weeraro Khasaare Dhaliyay Oo ka dhacay Shabeellaha Hoose iyo Jubbada Hoose.

Waa ciidamo katirsan Mujaahidiinta.

Ciidamada milliteriga Xarakada Mujaahidinta Al-Shabaab ayaa habeenkii xalay waxay weeraro kala duwan ku qaadeen saldhigyo ay ku suganyihiin ciidamada Dowladda federaalka, kuwa Shisheeyaha iyo askarta maamulka Jubbaland.

Goobaha lagu weeraray Shisheeyaha iyo ciidamada Dowladda federaalka ee gobolka Shabeellaha Hoose waxaa kamid ah Shalambood, Jannaale, Afgooye iyo Ceelasha biyaha.

Waxaa sidoo kale, ciidamada maamulka Jubbaland lagu weeraray deegaanka Baar Sanguuni oo dhaca duleedka magaalada Kismaayo, halkaasna waxaa ka dhacay dagaal culus.

Halkan ka dhagayso weeraro kala duwan oo ka dhacay Shabeellaha Hoose iyo Jubbada Hoose.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.