Dhegeyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha Iyo Mowduuc Muhim Ah.

Dhegeyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha Iyo Mowduuc Muhim Ah.

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Maanta waxaa lagu soo qaatay maandooriyaha Dalka ku soo badanaya iyo dhibaatadiisa.

Waxaa soo jeedinaya Cabdi-fitaax Maxamed Qaasim

Halkaan ka dhegeyso Barnaamijka  Diiradda Jimcaha 11 06 2021

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.