Dhagayso: Macluumaadka Raggii Basaaska ahaa ee lagu Toogtay Buula Fullaay.

Maxkamadda ku dhaqanka Shareecada Islaamka ee wilaayada Bay iyo Bakool ayaa fulisay xukun xaddu riddo ah kaasoo lagu fuliyay 5 ruux oo u shaqeynayay sirdoonka Maraykanka.

Mid kamid ah Qudaada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa fagaare ku yaala Buula Fullaay wuxuu ka akhriyay macluumaadka raggan basaaska ahaa iyo howlihii ay qabteen, waxayna dhamaantooda ku lug yeesheen duqeymo ka dhacay wilaayaadka islaamiga ah.

Halkan ka dhageyso Xogta iyo magacyada Shabakadii Basaaska ee lagu toogtay Buula Fullaay.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.