Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-furqaan.

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Talaado,Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 05-10-1442 oo waafaqsan 15-06-2021 Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamad Ciise.

Halkan Ka Degso Warka Subaxnimo

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.