Dhegeyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 04-11-1442 oo waafaqsan 13-06-2021 Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Maxamed Cali.
Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada 13-06-2021.