Dhegeyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Arbaco, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 22-10-1442 oo waafaqsan 02-06-2021 Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Mahad Cubeyd.

Halkan ka dhagayso War Subax 02-6-2021

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.