Dhegeyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Jimce, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 24-10-1442 oo waafaqsan 04-06-2021 Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdi-naasir

Halkaan ka dhegeyso War Subax 04 06 2021

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.