Dhegeyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

 

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Saaka  waa Jimco Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 15-11-1442 oo waafaqsan 25-06-2021 Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Ciise

Halkaan ka dhegeyso War Subax 25 06 2021

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.