Dood Cilmiyeysan: Sababaha Keena Tahriibka Dhalinyarada Soomaaliyeed.
Ardeyda sanadkan ka qalin jebiyay dugsiga sare ee machadka Ibnu Cabbaas ee degmada Saakow gobolka Jubbada Dhexe ayaa si cilmiyeysan waxay usoo bandhigeen sababaha keena Tahriibka dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku la’anaya badaha.
Dood cilmiyeedkan oo ay ka qeyb galayaan ardey isuga jirta gabdho iyo wiilal ayaa si cilmiyeysan oo cadeymo wadata waxay uga hadleen sababaha tahriibka.
Dhagayso Dood-cilmiyeysan-Sababaha-Tahriibka-Dhalinyarada-Soomaaliyeed.