Dr Xanafi Oo Si kulul Uga hadlay Heshiiska Dowladda Federaalka iyo Itoobiya.

Farmaajo oo marxabeynaya Ra’iisul wasaaraha Itoobiya

Dr Xanafi Cabdi Sheekh Aadan oo ah dhakhtar Soomaaliyeed, kana faallooda arimaha siyaasadda Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay heshiiska ganacsiga ee dhexmaray Dowladda federaalka iyo Itoobiya.

Drka ayaa sheegay in dowladda Federaalka ay ku kacday khiyaano adag, maadaama kheyraadkii wadanka gaar ahaan kalluunka ay ku bedelatay maandooriyaha Qaadka.

Wuxuu Dr-ku usoo jeediyay umadda Soomaaliyeed iney fadhiga ka kacaan islamarkaana difaacdaan kheyraadkooda.

Halkan ka dhagayso Waraysi Dr-Xanafi-Oo-Si-kulul-uga-hadlay-heshiiska-Itoobiya-iyo-Dowladda-Federaalka

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.