Duqeymo, Weerara Sarkaal Lagu dilay iyo Howlgallo ka dhacay Soomaaliya.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxay fuliyeen howlgallo kala duwan oo lagu beegsaday ciidamada Shisheeyaha iyo askarta Soomaalida ah ee la shaqeysa.

Gudaha magaalada Muqdisho, rag hubeysan oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa toogtay Cumar Idiris oo kamid ahaa saraakiisha maamulka degmada Yaaqshiid ee dowladda federaalka.

Sidoo kale, guutada Madaafiicda ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa aroornimadii hore ee saaka waxay duqeymo xoogan ku garaaceen saldhiga ciidamada Burundi ee degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Isbaaro ku taalla magaalada Baladweyne ayayna sidoo kale Mujaahidiintu waxay la beegsadeen qarax xoogan, kaasoo dhaliyay waxyeello kala gedisan.

Halkan ka dhagayso faafaahin howlgalladii ugu dambeeyay ee dhacay.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.