Hogaamiyaha AlQaacidada Maqribul Islaam Oo Jeediyay Kalimad Muhiim ah. (Dhagayso)

Mu’assasada warbaahineed ee Al-Andalus oo ku hadasha afka AlQaacidada Maqribul Islaam ayaa baahisay kalimad maqal ah oo uu jeedinayo hogaamiyaha jamaacadaas Sheekh Abuu Cubeyda Yuusuf Al-Cinnaabi.

Kalimadan wuxuu Sheekhu kaga hadlay arimo dhowr ah oo ay kamid tahay duulaanka Faransiiska ah ee Maali, tallaabada uu Macron ku aflgaadeeyay Rasuulka maqaamka sare leh iyo dilkii loo geystay madaxweynihii Chad Idris Debi.

Hadaba, Idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa warbixin ka diyaarisay qodobadii ugu muhiimsanaa ee uu ka hadlay Sheekh Abuu Cubeyda oo noqoneysa markii ugu horeysay oo uu warbaahinta la hadlo tan iyo markii uu noqday amiirka Jamaacada Al-Qaacidada Maqribul Islaam.

Warbixin-kalimadda-Sheekh-Abuu-Cubeyda-Al-Cinnaabi-Amiirka-AlQaacidada Maqribul Islaam.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.