Howlgal Lagu dilay Dad Nasaaro ah Oo ka dhacay Deegaan hoostaga Mandheera.

Ciidamo katirsan Al-Shabaab oo ka howlgala Saaxilka iyo NFD

Wararka naga soo gaaraya dhulka Soomaaliyeed ee ku hoos jira gumeysiga dowladda Kenya ayaa tilmaamaya in dagaalyahanno katirsan ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab duleedka Mandheera ay ku dileen dad Nasaaro ah.

Gaari qaad siday ayay wadada u galeen Mujaahidiinta, waxaana goobta lagu dilay 3 ruux oo nasaaaro Kenyaati ah, halka ay mujaahidiintu sii daayeen qof muslim ah.

Gaariga qaadka siday iyo maandoorriyihii saarnaa ayay mujaahidiintu dab qabadsiiyeen, waxaana markaas kadib ay isaga tageen goobta.

Howlgallada ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee gudaha Kenya ayaa waxaa halkudhig u ah ” Badbaado majirto Iimaan iyo Amaan mooye” waxayna Mujaahidiintu beegsadaan ciidamada Kenyaatiga iyo dadka Nasaarada ah ee xooga lagu dejiyay dhulalka muslimiinta.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.