Howlgalladii 48-dii Saac ee Ugu dambeysay ka dhacay Koonfurta Soomaaliya. (Dhagayso)

Xarunta maamulka Goof Guduud Buurrey oo ay ku suganyihiin Mujaahidiinta-Sawir hore

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxay fuliyeen howlgallo kala duwan oo lagu beegsaday ciidamada Dowladda federaalka.

Howlgalka ugu weyn, waxaa uu ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, halkaas oo lagu dilay 5 askari oo katirsan ciidamada maamulka Koonfur galbeed, 6 qorina looga furtay.

Muqdisho iyo duleedkeedana waxaa ka dhacay howlgallo kala duwan oo lagu khaarijiyay askar dhar cad ah oo katirsan ciidamada Dowladda federaalka.

Ciidamada Mujaahidiinta waxay sidoo kale fuliyeen howlgal ka dhacay gudaha badda, kaasoo lagu beegsaday ciidamo katirsan kuwa Dowladda federaalka.

Dhagayso Faafaahin howlgalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay Koonfurta Soomaaliya.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.