Howlgalladii Ugu dambeeyay ee ka dhacay Koonfurta Soomaaliya. (Dhagayso)
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay habeenkii xalay fuliyeen silsilado howlgallo ah oo lagu beegsaday ciidamada Shisheeyaha, kuwa Dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada.
Weerarada waxay ka kala dheceen gobollada Baay, Shabeellaha Hoose, Jubbada Hoose iyo magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.
Waxaa sidoo kale faafaahinno laga helayaa khasaaraha ka dhashey duqeyn madaafiic ah oo shalay lagu garaacay saldhiga ciidamada Burundi ee degmada Mahadaay, waxaana la xaqiijiyay in duqeyntaas lagu dilay 4 askari oo katirsan ciidamada Burundi.
Halkan ka dhageyso Faafaahin halka ay kala dheceen howlgalladan iyo khasaaraha ay dhaliyeen.