Itoobiya iyo Dowladda Federaalka Oo Saxiixday Heshiis Ganacsi Oo Mugdi badan Kujiro.

Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho waxaa maalintii shalay lagu saxiixay heshiis ganacsi oo dhexmaray dowladda federaalka ee uu hogaamiyo Farmaajo iyo dowladda Itoobiya.

Heshiiskan oo ah mid ganacsi ayaa qeexaya in kalluunka Soomaaliya loo daad gureeyo Itoobiya, Itoobiyana ay Soomaaliya kusoo qubto maandoorriyaha qaadka.

Halkan ka dhagayso warbixin bidhaamineysa heshiiska mugdiga badan uu ku jiro ee dhexmaray Itoobiya iyo Dowladda federaalka.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.