Maxaad Kala Socotaa Wararkii ugu dambeeyay ee Caalamka?

Dhuuxa Waraysiyada oo ah barnaamij mug weyn oo ka baxa idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan waxaa habeen weliba ku baxa xubin lagu soo gudbiyo wararkii ugu dambeeyay caalamka.

Xalay wararka lagu soo gudbiyay waxaa kamid ahaa weeraro khasaare dhaliyay oo ka dhacay wadanka Afqaanistaan iyo arimo kale.

Dhagayso Wararkii ugu dambeeyay caalamka.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.