Taabto iyo Baar-Sanguuni Oo Lagu Weeraray Kenyaatiga iyo Maamulka Jubbaland.

Habeenkii xalay, ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa ku miray askarta Kenya iyo kuwa maamulka Jubbaland ee ku sugan deegaannada Taabto iyo Baarsanguuni oo katirsan gobolka Jubbada Hoose.

Dagaallada ayaa ahaa kuwa culus, islamarkaana in muda ah socda, waxaana lagu soo waramayaa in askarta Kenyaatiga ay ku uruureen difaacyada oo ay yareyd iska caabintooda.

Baar Sanguuni dagaalka ka dhacay waxaa isagana lagu soo waramayaa inuu ahaa mid xoogan oo in muda ah socday, khasaare kala duwanna dhaliyay, walow aynaan heynin faafaahin rasmi ah.

Taabto iyo Baar Sanguuni Oo lagu weeraray Kenyaatiga iyo maamulka Jubbaland.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.